Uncategorized

Dadka Indonesia sedaxdii sano mar ayey u labisaan qalfoofta meydka: SAWIRRO+VIDEO

iftineducation.com – Dadka Indonesia sedaxdii sano mar ayey u labisaan qalfoofta meydka: SAWIRRO+VIDEO


Deegaan ka tirsan dalka Indonesia, ayaa 3-dii sanaba mar dadka dagan waxey soo faagaan qubuuraha eheladii ka dhintay, iyagoo dabadeed ugu labisa sidii qof nool oo kale catarna mariya.


Deegaankan oo lagu magacaabo Torajan, ayaa dadka ku nool waxey aaminsan yihiin caado dhaqameed ah, in meydka 3dii sanaba mar lasoo saaro kadibna loo labiso, iyagoo u haysta iney sharfeen oo ay wanaajiyeen.





Sidoo kale qaraabada meydadka lasoo fagay, ayaa sawiro la gala iyagoo sidoo kale kusoo wareejiya xaafadaha.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *