Uncategorized

Daawo Sawirada: Gantaalada dhereya kaaso siday satellite Facebook leedahay oo qarxay iyo Qasaaro kasoo gaaray Facebook

iftineducation.com –  Daawo Sawirada: Gantaalada dhereya kaaso siday satellite Facebook leedahay oo qarxay iyo Qasaaro kasoo gaaray Facebook
Shirkada ugu weyhn bara bulshada  Facebook ayaa qasaaro weyn waxa ay kasoo gaartay bur bur ku yimid gantaal u siday satellite xili hawada sare loo diray, waxaana mashaqadan shirkada kasoo gaaray qasaaro aad u xoogan.


Gantaal ay leedahay shirkada Duulimaadka Hawada Sare ee SpaceX oo loo yaqaan Falcon 9 rocket ayaa bur buray kadib markii qarax uu ka dhacay xaruntii laga ridi lahaa gantaalkan.


Shirkada Facebook ayaa la sheegay in ay dooneysay in satellite-keeda u isticmaasho mashruuc ay ku tilmaamtay fududeynta sidii qaarada Afrika loo gaarsiin lahaa qad Internet oo lacag la’aan ah. balse waxa jirta xan ah in qaraxaas ay dhici karto in lagu diiidanaa qadkaas africa gaaraaya,
Shilkan qasaaraha uu kasoo gaaray qorshihii Facebook ku dooneysay in ay ku dirto satellite-ka ayaa ka dhacay xarunta shirkada SpaceX ku leedahay deegaanka Cape Canaveral gobalka Flordia ee dalka Mareykanka.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *