Uncategorized

Boqolaal Qof Soomaali Ah oo Laga Yaabo inay Hal Arin Uga Haajiraan Magaalada Muqdisho {DHAGEYSO}

iftineducation.com – Waaya arag muddo badan degganaa Gobolka Banaadir ayaa waxay qabaan in dad boqolaal qof ah ay Xamar uga Carari doonaan Duruuf jirta hadii isbadel lala imaan.


Dawlada waxay mamnuucday Diyaaradihii Khaatka Keeni jiray waxaana aysan si fiican usheegay sababta diyaaradahaasi loo joojiyey si kumeel gaar ah.


Oday da’da Lixdan ilaa Todobaatan Jirka lagu qiyaasay oo Afartan Sano ku dhaw Cunayey khaatka ayaa sheegay Mamnuucista Dawlada ay Sahli karto in dad badan Kenya U aadaan Qayilaad Jaceyl Awgeed.


Dawlada Kenya weli wax war ah kama soo saarin Mamnuucista Diyaaradaha Dalkeeda ka keeni jiray Khaatka Ee tegi jiray Soomaaliya.


Meel Marfish ah oo Dad badan ku qayilayeen ayaa Wariye uu kula hadlay qaarkood dadkii Marqaanka ahaa kana waryestay bal sida ay u arkaan go’aanka Dawlada Ee Mamnuucista Diyaaradihii Khaatka Keeni jiray.


HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA MUQAYILIINTA MUQDISHO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *