Uncategorized

Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Ciidda

 Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Ciidda

Ku soo dhowaada Barnaamij xiisa leh oo ku saabsan ciidda, kaas oo ay marti ku yihiin fahaaniin ay ka mid yihiin Nasteexo Indho oo ku sugan Norway, 
Axmed Zaki oo ku sugan Austria, 
Ubax Fahmo oo ku sugan Hargeisa iyo qodobo kaleba.  
Barnaamijka waxaa innala socodsiinaya Caasha Cuud iyo Ismaaciil Xuseen Farjar.  
Barnaamijka Ciidda daawo toos

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *