Uncategorized

amin art waa qabiilkee

iftineducation.com – Waa kuma Amin arts, sida la ogyahay amin arts waa Farshaxanle weyn Soomaaliyeed oo ku nool dalka Canada wuxuu sawiraa waxyaalaha ku saabsan sawirada dalka Soomaaliyeed xagga siyaasadda bulshada iyo dhamaan nolosha Soomaaliyeed, 


Amin arts magaciisa rasmiga waa Amin Amir wuxuu sawiri jiray waagii hore sawirada xayaysiinta, 




marka uu degay dalka Canada wuxuu furtay website oo caan ah markaas ayuu bilaabay inuu faafiyo sawirada farshaxanka, 


amin arts wuxuu aad u weeraraa dadka ka dambeeyay burburka xamar siibada muuryaanta iyo tuugada, 


sida la ogyahay aad ayaa loogu gooddiyay marka uu in badan ka sawiray waxyaalaha ka jira xamar siiba dulmiga loo geeysanayo dadka laga badan yahay, 


halkaan waxaan ku soo qaadanaynaa sairo badan tusaale u noqon kara waxyaalaha uu wax ka sawiray


Sheekh Shariif iyo Shariif sakiin


sida laga fahmayo sawirada amin arts waxaad arkaysaa isagoo aad u weeraraya sheekh shariif iyo shariif sakiin taas uu ku muujiyay sawiro badan oo ay ka id yihiin sawiradaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *