Uncategorized

Wadooyin Sahal Ah Oo Aad Gacaliyahaaga Ugu Muujin Karto Jaceylka Aad U Hayso .

iftineducation.com – * Noqo qof maskax furan il  gaarna u yeelo erayadaaad u isicmaaleyso marka ay dhacdo in dood ay idin dhex martto , wax waliba oo aad dooneyso waad kala hadli kartaa ninkaada bals ogsoonoow in aadan ka baxin qalcadda ixtiraamka .


* Ku Hor Ammaan Dadka Hortooda : marka uu kula joogo ama uusna kula joogin waligaa ceebihiisa  ha uga sheekeynn  saaxibadaada , haddii lama huraan ay noqoto in aad u baahato saaxib aad kala tashato noloshaada sameyso saaxib caqli badan sirtana qarisa islamarkaana talooyinkeeda yihiin wax ku ool.


*  Ninka U Yeel Qiimo Oo Dariinsii Kaalintiisa Qoyska : kala sheekeyso arimaha caruurta , weydii fikirkiisa ee ku aadan hanaan socodka qoyska , haddii aad tahay gabar shaqeyso weydii sida uu u dareemayo ,  mar waliba dareensii ahmiyadda uu ku leeyahay noloshaada.


* Darensii In Aad Abaal Uga Hayso Ilaalada Iyo Daryeelka Qouysak Uu U Sameynayo : filimhaye waxa ay ku leedahay ninka aad ayuu u farxataa marka uu dareemo in abaal loogahayo dadaalka uu qosykiisa uu u bixinayo.


*  Ka Caawi In Ninkaada Doorashada Shaqada  Ku Haboon : kui dhiira gili marwaliba in uu hor mar ka sameeyo shaqadisa , mar waliba oo aad ku dhiirta giliso kana caawiso shaqada waxa uu yeelanayaa hami dhanka shaqada iyo hor mar uu sameeyo.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *