Uncategorized

Wadaad kirishtaan oo ilmo lagu qabtay dalka UK

iftineducation.com – Boolska dalka Uk ayaa waxay gacanta ku dhigeen 


nin wadaad kirishtaan ah oo ilmo badan ku xadgubay oo kufsaday ninkaas wuxuu ahaa 


mid dhiintay maanta ayaa lagu qabtay garoonka dayuuradaha dalkaas wuxuu fakad ahaa 5 sano.




raga wadaada baadariga lagu magacaabo waxay sheegtaan inuu guurka 


u banaanayn iyadoo sidaas ay tahay naagaha ayay si qorsoodu ku fuulkaan, 




waxayna u badan yihiin ilmaha yaryar inay u galmoodaan.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *