Uncategorized

Trump oo Halis Ku Tilmaamay Soomaalida

iftineducation.com – Trump oo Halis Ku Tilmaamay Soomaalida.




Donald Trump Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Mareykanka ayaa mar kale ka hadley arrimaha Islaamka iyo soo galooyiga dalkan Mareykanka. 






Donald Trump ayaa Soomaalida iyo dad kale oo soo galooti ahba ku sheegey kuwo halis ku ah amaanka dalkan Mareykanka. 






Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan arrintaas ku eegeysa.


Dhageyso Trump oo Somalida Khatar ku tilmaamy (6:18)




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *