Uncategorized

Surwaalka afrikaanka horay ma u aragtay

iftineducation.com – Surwaalka afrikaanka horay ma u aragtay


Surwaal nocan ah waligaa ma aragtay waa model africa laga keenay made in africa ah, 




surwaalkan waxaa laga xertaa xabadka suunkana  




shafka baa lagu xiraa waa surwaal hadda dad badan ay bilaabeen inay qaataan, 




facebook in badan baad ku arkaysaa 




haddii aad raadiso, 




waxaa loo yaqaanaa surwaalka afirkaanka.


Surwaalka afrikaanka horay ma u aragtay




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *