Uncategorized

Shir madaxeedka Afrika iyo Japan: 30 bilyan oo loogu deeqay Afrika: SAWIRRO

iftineducation.com – Taxa amanda magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furmay shir madaxeedka dalalka Afrika iyo Japan, kaasoo ay ka qeybgalayaan madaxda Afrika iyo Japan.


Ra’iisal wasaaraha dalka Japan, Shinzo Abe, ayaa furitaanka shirkaan oo socon doono labo maalmood ka jeediyay khudbad uu ugu hadlayay xiriirka Japan iyo Qaarada Afrika, isagoo ballan qaaday in uu qaaradda Afrika gelin doono 30 bilyan oo doolar oo gargaar ah marka la gaaro 2018-ka.
Japan’s Prime Minister Shinzo Abe (L) greets Chairperson of the African Union (AU) and Chad’s President Idriss Deby as they attend Sixth Tokyo International Conference on African Development (TICAD VI), in Kenya’s capital Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya – RTX2N8M3


Shinzo Abe wuxuu sheegay in u jeedadu ay tahay in sare loo qaado xiriirka ganacsiga ee dalkiisu la leehay Afrika. waxaana shirkaan sidoo kale ka qeybgalaya 75 maal qabeen u dhashay dalka Japan.


Waa markii ugu horreysay oo kullankan lagu qabto meel ka baxsan Japan.Japan’s Prime Minister Shinzo Abe addresses the Sixth Tokyo International Conference on African Development (TICAD VI) in Kenya’s capital Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya


Waxaa wakhtiyadii dhawaa sii kordhayay ahmiyadda ay qaaraddu u leedahay Japan.  Shiinaha iyo Japan ayaa tartan xooggan ugu jira ganacsiga Afrika, balse midda uu shiinuhu la leehay Afrika ayaa seddeed jeer ka badan kan Japan.


Waxaa jira dalal cusub oo tartankaas ku soo biiray sida Turkiga. Dalka Japan wuxuu hadda mudnaanta siinayaa tayada wxyaabaha uu u soo dhoofiya qaaradda.


Shiinaha ayaa dhinaca kale caan ku ah in uu suuqyada Afrika ku soo harqiyo alaabo qiimo jaban.


Japan’s Prime Minister Shinzo Abe attends the Sixth Tokyo International Conference on African Development (TICAD VI) in Kenya’s capital Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya – RTX2N8MDJapan’s Prime Minister Shinzo Abe (R) greets Kenya’s President Uhuru Kenyatta as they attend Sixth Tokyo International Conference on African Development (TICAD VI) in Kenya’s capital Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya – RTX2N8M8World Bank President Jim Yong Kim attends the Sixth Tokyo International Conference on African Development (TICAD VI) in Kenya’s capital Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas MukoyaKenya’s President Uhuru Kenyatta addresses the Sixth Tokyo International Conference on African Development (TICAD VI) in Kenya’s capital Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya


Chairperson of the African Union Commission Nkosazana Dlamini Zuma attends the Sixth Tokyo International Conference on African Development (TICAD VI) in Kenya’s capital Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya


Nairobi, August 27, 2016. REUTERS/Thomas Mukoya


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *