Uncategorized

Sharaxaad: Salman Khan Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Filimkiisa U Xigidoona Sultan.

iftineducation.com – Kadib guushii uu gaaray filimkii Sultan waxaa uu ka sheekeeyey Salman Khan inuu soo wado filim kale kaasi oo lagu magacaabo Hanuman Da Damdaar.


Salman Khan iyo laba kale oo Khan ah ayaa iska heeysta Box Ofice-ka , 


dagaal aan muuqan waxaa iyaga kula jira Akshey Kumar kaasi oo dareensan inuu la dagaalamikaro dhamaantooda.


Maxaa yeelay Akshey Kumar ayaa sanadkaan tiyaatarada u saaran seddex filim , kuwaasi oo laga doonayo inuu ku noqndo shaqsi kaga saameeyn badan seddex Khan.


”Filimkaan waxaan kuu sheegayaa inuu noqondooono filim kasii fiican kuwii hore ayuu salman Khan yiri isagoo waliba dhoola cadeeynaya.


Director Ruchi Narain ayaa hada qorsheeynaya filimkaan in tiyaatarada uu fuulo October 7.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *