Uncategorized

Sedex gabar baan shukaansadaa ilataliya

iftineducation.com – Sedex gabar baan shukaansadaa ilataliya


Waxaan any nin dhalinyaraa oo jecal haasaawaha waxaan jeclahy inaan gabar kasta lahaasaaweeyo lajilo jacyal lkn ani igama ahn 


jacylkaasi mid dhaba waxaa dhcdey inaa labo ilaa sedax gabdhood lasheekaysto aayguna dreen dhaba iihayaan Ana Aan kalajeclynba marka talaaa larabaaaa


Jawaab 


maxaad u shukaansanaysaa haddii aadan daacad ahayn oodan guur ka rabin ma waxaad 


moodaa gabdhaha islaameed inay yihiin naago xunxun, 


war ninyahow daacad noqo ha 


shukaansanin naag aadan guur ka rabin.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *