Uncategorized

Sawiro: 5 Caruur ISIS katirsan oo tooganaysa 5 maxbuus

iftineducation.com – Caruurtaan oo xiran tuutaha ciidanka Daacish lagu yaqaano ayaa waxa ay gacmaha ku sitaan Bistoolado, 


waxaana madaxa ay uga hayaan Shan nin oo Dharka Maxaabiista xiran.


Muuqaalkaan cusub ee Daacish ay ka soo duubeen Caruurtaan da’da yar ee falka toogashada ah fulinaya ayaa la sheegay inay ku faafiyeen Baraha Internet-ka.


Mid ka mid ah Caruurta ayaa ka soo jeeda dalka Brtiain, 


waxaana lagu magacaabaa Abuu Cabdulaahi Al-Biritaani.


Shanta caruurta ah ee toogatay Maxaabiistaasi ayaa u kala dhashay dalalka UK, Turkey, Masar Uzbakistan iyo Tunisia, 


waxaana la aamisan yahay inay dhaleen dagaalyahano Daacish ka tirsan.






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *