Uncategorized

Saddex Arin Oo Aad Ku Ogaan Karto Jaceylka Uu Gacaliyahaaga Kuu Qabo.

iftineducation.com – Gabdho badan ayaa ka wel wela sida dhabta ah oo ay ku ogaan karaan heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka gacaliyahooda ay sheeko wadaag yihiin .


Hadaba iftin ayaa ku soo koobeysa calaamado yar oo kuu cadeynaya heerka jaceyl ee uu gaarsiisan yahay gacaliyahaaga .


Barashada Ehelkaada” haddii uu diyaar u yahay in uu barto ehelkaada iyo asxaabtaada buslshada waliba isna doonayo in sidaas oo kale sameyso ogoow waxa uu doonayaa xariir fog una diyaar garoow guul


Ka Sheekeynta Mustaqbalka : haddii uu kala xaajoonayo arimo ku saabsan mustaqbalkiina , qorayaasha noloshiina dhab ahaan waxa uu doonayaa in aad guul ka gaartaan xariirkiina


In Uu Ku Daneeyo : haddii aad xanuunsan tahay tahay ama xaaladda si ay kaa tahay haddii uu aad kuu daryeelayo kana wel welayo xaaladaada una jajaban yahay caawintaada habeen iyo maalin dhab ahaan waa horyaalkaada ee yuusan ka baxsan ninkaas



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *