Uncategorized

Qaxooti ku laabanaya Soomaaliya BBCSOMALI

iftineducation.com – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa maanta xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ka qaadday 1,200 oo qof oo qaxooti Soomaali ah, 


taasoo ah tiradii ugu badnayd ee ah qaxooti hal maalin iskood dib loogu celiyo Soomaaliya.




Dadkaas ayaa intooda badan dhulka sii mari doona, iyagoo basas hay’addu kiraysay ku tagaya Dhoobley, halkaas oo ay safar dhulka ah ka sii galayaan, 


halka tiro aan sidaa u sii badnaynna ay diyaarado raacayaan.




Waxay ku wajahan yihiin Gobollada Jubbada hoose, Gedo, Gedo, Bay iyo Banaadir. 


Haddaba sidee bay dib u celintan u arkayaan dadkaas qaxootiga ah? Waa kuwan qaar ka mid ah oo BBC u warramay.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *