Uncategorized

Qaabka loo seexdo hbnka arooska Bikra jabinta

iftineducation.com – Maxaa keena naagta inay ninka nacdo? waa su’aal humim ah oo u baahan jawaab rasmi ah, runtii ninka iyo naagta waxaa u dhexeeya jacayl ama nacayb, haddii ay is jeclaadaan aad bay u raaxaysanayaan, haddii ay is nacaanna waxay galayaan dhibaato weyn oo keenaysa guriga inuu burburo, sababaha naagta ay ninka ku nacdo waxaa lagu soo koobi karaa arrimahan soo socda


Bakhaylnimo Been Mas’uuliyad la’aan Karti yari Mashaqaytenimo Jeesjees Dabaalnimo Kibir
Hunguriweyni Sabar la’aan Raaxayn iyo romaansi la’aan


Marka yurub la tagay naago badan ayaa nimanka ka tagay oo iska furay, markaas rag kale soo raadsaday, waxaa la sheegaa naag ayaa Canada ku noolayd waxay maraysay sanadka 2008-ka lix nin, marba mid ayay guursanaysaa way iskaga tagaysaa, taas maxaa ku kalifay? waxaan filayaa in ragga soomaaliyeed badankooda ka soo bixi karin mas’uuliyadda guurka,


gaar ahaan xagga galmada, haweenka tagay dalalka yurub wax badan ayay arkeen raaxada aad bay u fahmeen, waayo bulsho kale ayay galeen, ninkii soomaaliyeed oo hal nooc keliya galmada ka garanayay waxay ku qasbanaadeen inay yasaan oo ay raadiyaan nin ka culus ninkaas, waxaa kaloo jira,


HALKAAAN KA DAAAWO MUUQALKAAAAN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *