Uncategorized

Mallaayga laftiisa sidee dhuunta looga soo saarayaa

iftineducation.com – Waxaa laga yaabaa inaad kala kulanto cunidda kaluunka dhib mararka qaar kooda hadaba waxaad yeeshaa marka aad kalluun cunayso sidan
Haddii dhuunta laf mallaay kuu gasho sidee baad ku soo bixin kartaa? marmar waxaa laga yaabaa lafta inay ku soo bixi wayso qofac ama xamxam waxaad samaynaysaa sidan marka hore waxaad keenaysaa miraha saytuunka waxaad ku ridaysaa digsiga kaddib dabka ayaad saaraysaa markaad biyo ku darto marka waxaad cabbaysaa isagoo kulul waxyar kaddib haddii Alle idmo lafta way ka baxaysaa dhuunta, haddii aadan rumaysnayn lafaha kalluunka keen marka ku dhexrid biyaha saytuunka karkarsan, fiiro gaar : saytuun waxaa laga wadaa midka miraha yaryar ee ma aha midka ay soomaalida u taqaano saytuun waa sawirka ka muuqda halkan.
 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *