Uncategorized

Ifraax “Facebook Ayaan Ka Bartay Isagoo Wata Magaca Fanaan aan Taageero, Kadibna Waan Kulanay… SHEEKO CAJIIB AQRISO.

iftineducation.com – Waxyeelada ay Dhibaatooyinka Loo marayo facebook ayaa sii kordhaya iyadoo
Sanadkaan Bilawgiisa ay Sii korartay Dhibaatooyinka Gabdhaha Soomaaliyeed loogu geesto Facebook.




Sida aad muuqaalkaan ku Arki doontaan Gabar Magaceeda ku Soo Gaabisay Hani oo ku Sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Todabaadkaan Waxa ay isla Facebook Soo Galisay muuqaal Gaaban oo ay uga Shekeyneyso Dhibaato
ay facebook Kala Kulantay.




Gabadhaan ayaa Facebook Waxaay Ka Baratay Nin Wata Magaca Fanaan Caan
ah oo Bulshada Soomaalida ku Hadasha Ay Aadu Qiimeeyaan una Qadariyaan,




iyadoo dhex maray xiriir Jaceyl kaasoo Markii dambe Sabab u noqday in ay
kulmaan kadibna Arintaan Xanuunka iyo Yaabka Wadata ka Qabsatay, hoos Ka
Daawo muuqaalka ooDhameestiran.


RIIX HALKAAN KA FIIRSO HEE


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *