Uncategorized

Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

iftineducation.com – Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

Wiil dhalinyar ayaa wuxuu fadhiyay makhaayad wuxuu ku yiri gabar meel u dhow fadhisay : “ma kula fariisan karaa?”gabadhii ayaa ugu jawaabtay cod dheer :

“caawo ma kula seexan karo” dadkii makhaayadda fadhiyay oo dhan wiilka ayay indhaha ku soo fiiqeen, wiilkii wuxuu dareemay wejixumo iyo yaxyax, daqiiqado kaddib gabadhii ayaa wiilka agtiisa u soo socotay waxay ku tiri iyadoo hoos u hadlaysa :

“aniga cilmu nafsi ayaan bartay waxaan ogahay hadda waxa aad dareemayso oo yaxyax ah”, wiilkii ayaa yiri isagoo kor u hadlayo :

“3000 doolar hal habeen way badan tahay” dadkii oo dhan maqaayadda joogay gabadhii ayay si xun u soo fiiriyeen waxay u qaateen inay dhilo tahay, wiilkii ayaa gabadha dhegta markaas ugu sheegay :

“anigana abuukati ayaan ahay qadiyadda sida loo rogo waan ku dheereeyaa”


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *