Uncategorized

Faransiiska oo dib u eegaya mamnuucidda dharka asturan ee dabaasha

iftineducation.com – Maxkamadda ugu sarreysa Faransiiska ayaa darsaysa in ay sharci tahay iyo inkale xayiraadda magaalooyinka Faransiiska ay ku soo rogeen dharka ay dumarku ku dabaashaan.


Xayiraadda ayaa soo shaacbixisay dood kulul oo ku aaddan sababta haweenka Muslimiinta ah loogu sheegi karo waxa ay tahay inay xirtaan, 


iyo in dharkaasi dabaashu uu carqaladeynayo shuruucda Jamhuuriyadda Faransiiska.


Muranka ayaa sii kululaaday kaddib markii la daabacay sawirro muujinaya boolis dul taagan gabar Muslim ah oo ku sugan meel xeeb ah oo si qasab ah ku dhaqangalinaya xayiraadda.




Maxkamadda magaalada Nice ayaa taageertay xayiraaddas.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *