Uncategorized

DAAWO:- XAASHI Bulxan oo Maanta Laga saaray Guri Dabaqa oo la’isku haystay

iftineducation.com – Maamulka Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir ayaa maanta Marwo, Duniyo maxamed Faarax iyo Haweeyo maxamed Faarax ugu danbeyntii kuwareejiyay guri ay la haanshihiisu ay isku qabsadeen haweenkani iyo Xaashi Bulxan, oo horay darawel ugu ahaa allaha u naxariistee Madaxweynihii Dowladii Dhexe ee Maxamed Siyaad Barre.



Maxkamada Dalka ayaa ugu danbeyn go’aamisay in Haweenkani Duniyo maxamed Faarax iyo Haweeyo maxamed Faarax ay yihii Milkiilayaasha saxa ah ee guriga ayna haystaan waqadaha saxa ah ee gurigaasi.




Milkiilihii asagana gurigaasi sheegtay oo lagu magacaabo Col. Xaashi Bulxan ayaan weli ka hadlin go’aaanka ka soo baxay maxkamada, waxaana munaasabadii koobneyd ee maanta lagu qabtay gurigii la’isku haystay ka soo qaybgalay ninkii guriga laga iibiyay ee gurigaasi gabdhahan ka iibiyay, waxa uuna sharaxaad kooban ka bixiyay Taariikhda gurigaasi.




HALKAN KA DAAWO VIDEO


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *