Uncategorized

Daawo Sawirro Waali Ah Oo Laga Qaaday Ilwaad Elman oo la soo bandhigay & Rag caana oo Kasoo Muuqday

iftineducation.com – Daawo Sawirro Waali Ah Oo Laga Qaaday Ilwaad Elman oo la soo bandhigay & Rag caana oo Kasoo Muuqday


Website  lagu magacaabo styleyetu ayaa soo bandhigay gabadha Soomaaliyeed ee Ilwaad Elman oo dhowaan xoghayaha guud ee Q/Midoobay u magacaabay xubin ka tirsan guddi la-talin oo arrimaha dhalinyarad, Nabadda iyo Ammaanka qaabilsan. Gabadhan uu dhalay Halyeey Gii Elman,
Ilwaad  ayaa da’deeda lagu sheegay 27 sano jir, waxaana lasoo bandhigay sawirro muujinaya nolosha reer Galbeednimada ah ee Canada oo ay ku kortay, waxayna u muuqataa sida gabdhaha Fashion-ka oo dharka xayeysiiya. iyadoo ay yihiin sawira qofka dhaqanka somaliyeed hesta uusan la jeclaa neynin gabar smaaliyeed inay sidaa isku qaawiso,


Ilwaad oo madax ka ah ururka ay hooyadeed hogaamiso ee Elman Peace and Human Rights Center xaruntiisuna tahay magaalada Muqdisho waa gabar marka ay dalkeeda joogro asturan, balse marka ay dibadda u baxdo u dhaqanta sida dadka ay la kortay, taasoo ay sumcad kaga kasbatay dunida reer Galbeedka.



Webka styleyetu ayaa sidan ku sifeeyay Ilwaad Elman:



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *