Uncategorized

Daawo Sawirrada Donald Trump Oo Isticmaalaya Diyaarada Ugu Raaxada Badan Caalamka Mudada Uu Musharaxa Yahay.

iftineducation.com – Donald Trump oo ah Ninka u sharaxan jagada madaxweyninimo ee dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay diyaarad khaas ah oo uu ugu kala goosho Gobolada dalka Mareykanka, taasi oo xiligaani isaga u gaar ah.


Donald Trump ayaa ujeedka uu xiligaani diyaaradaasi raaxada badan u adeegsanaayo ku sheegay inay tahay in waqtiga lagu jiro musharax waliba uusan dib u eegin dhaqaalaha uu beerdareynaayo, waxa uuna sheegay in diyaaradaani ay ka raaxo badan tahay kuwa kale xiliyada lagu guda jiro safarka.


Isticmaalka diyaaradaasi ayuu ku fududeysanayaa tashkiilinta shacabka dalkaasi Mareykanka si ay u siiyaan codadkooda, waxa uuna hada lasoo baxay dardar galin cusub oo aan horay looga baran.









Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *