Uncategorized

DAAWO: Ciyaar-yahan Caanka ah ee Somalia oo Cunto-kariye ka Noqday dalka Kenya.

iftineducation.com – Ciyaaryahankii qaranka Soomaaliya ee Caanka ahaa Muxyadin Cambar ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyay wuxuu noqday cuntokariye, Isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.




Muxiyadiin oo la waraystay ayaa wuxuu sheegay ‘Aad baan ugu faraxsanahay (shaqadayda)… Laakiin waxaan ka jeclaan lahaa inaan dalkii ku noqdo oo aan tobabare noqdo.”




Markii ay meesha ka baxday Dawladii dhexe ee Soomaaliya ayaa dadkii Bulshada indhaha u noqon lahaa intooda badan waxay noqdeen kuwa qaxay iyo Qaar ku dhintay dagaaladii Sokeeye.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *