Uncategorized

Ciidanka Kumandooska Dalka oo qabtay shan ka mida Al-shabaab oo uu ku jiro Horjooge Ajanabi ah

iftineducation.com – Ciidamada Kummaandooska Soomaaliya ayaa Magaaladda Gaalgacyo ee gobolka Mudug ku qabtay 5 katirsan Alshabab oo uu mid kamid yahay Horjooge Ajnabi ah oo kooxda shabaab u qaabilsanaa Samaynta waxyaabaha Qarxa.


Abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka S/Guuto Cali Baashi Max’ed ayaa warbaahinta Qaranka u Xaqiijiyay in Maagalada Galkacyo ay ciidanka Kumaandooska Dalka ku qabteen Shanta ka midka ah kooxda Argagaxisada dhibaatda ku haysa Umada Soomaaliyeed.


Abaanduulaha ayaa sheegay in Raga La qabtay uu ku jiro Horjooge Ajnabi ah oo lagu magacaabo Saciid Cabdulaahi Abuubakar, kaasi oo kooxda qaraxyad ay umadda ku dhibateeyaan samaayn jiray.


Faahfaahinta Gor dhaw kala Soco Raadiyo Muqdisho.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *