Uncategorized

badhida naagaha uurka leh iyo kacsiga

iftineducation.com – Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba Marka laga hadlayo arrimaha Galmada  sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin  way yaryihiin siiba kuwa da’da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 Sano.


Marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :-


1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay.


2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda.


3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso.


4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix


dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali   oran buu weerarayaa.


5-In ay isku Xanaajiso hadii uu dhaqsi Sheekada la fahmi waayo si uu u barbaryo sidaasina uu dareen ku dhasho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *