Uncategorized

Xariif Marqaan ah ayaa Yaanyuur Bisad guriga u joogtay aad… sii akhri

iftineducation.com – Xariif Marqaan ah ayaa Yaanyuur Bisad guriga u joogtay aad u
necbeestay, Xili kasto oo Guriga ku qayilaayo Yaanyuurta ayaa u muuqato marar badan Xaaskiisa ayuu ka Codsaday in Yaanyuurta xaafada dhan laga wado Xaaskiisana wee ku adkeesay weena ka diiday, Xariifki asagoo Maalin qayilaayo ayaa waxee ka qabatay inuu Yaaynuurta maanta Xaafada dhan ka wado Saaxibka
Yaanyuurti wuu qaaday 20 Gurigadaashood ayuuna ku soo tuuray kadibna Xaafadi ayuu ku soo laabtay wuxuu arkay Yaanyuurti oo gurigi joogto Hadana wuu qaaday 40 Guri gadaashood ayuu ku soo tuuray Xaafadi ayuuna ku soo laabtay hadana
wuxuu arkay Bisadi oo meeshi uu ku qiylaayey Joogto Saaxibkaa markii dambe intuu xanaaqay uu Jawaan soo qaatay ayuu Yanyuurti ku riday wuxuuna
go’aansaday inuu ku soo tuuro Hoowdka dhexdiisa Xariifki asagoo Marqaansan ayuu baxay markuu Magaalada dhan ka baxay ayuu Midig u leexday hadana Bidix hadana Midig hadana Bidix Markii danbe ayuu Yaanyuurti ku soo tuuray Howdka
dhexdiisa, Maraxi markuu cabaar soo Socday ayuu wareeray wuxuuna garan waayay meesha uu joogo Xaskiisa ayuu telfoonka ka soo wacay”Hallow Xaliimo Yanyuurtii ma
joogtaa?”Xaaskiisi ayaa ugu Jawabtay”Haa ee maxaa ii Weydiisay?”Xariifki Kulahaa “Naa telfoonka iigu dhiib Qaniisada wan lumay Xaafada hana keentee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *