Uncategorized

xaaskaygana igu rafaaday biyahayga dhaqso mayimaadaan

iftineducation.com – RG waad mahadsantihiin walaale aniga suaashayda waxay tahay xaaskaygana igu rafaaday biyahayga dhaqso mayimaadaan 


wax dawa aan qaatana majirto sidaasna ma ahaanjirin ilaa xaaskayga iga shikiso oo dhahday dawooyin ayaad qaadatay marka 


maxaa iska kay badalay oo biyahayga usoo daahaan ayada labo jeer camal ayay biyo baxaysaa anigan wali igama imaanin? mahasanidiin


Jawaab Raaxada Guurka


dadka halkaan ku soo qoro su’aalaha waxay ka sheegtaan biyaha oo soo degdega laakin adiga waxaad ka sheeganaysaa biyaha oo soo daahayo, waxba ha iska baddalin xaaskaaga sidaas ayaad ku qancin kartaa, 




galmada qaabka foorarka adeegso haddii aad rabto biyhaaga inay soo degdegaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *