Uncategorized

Waxaa Jira Habab Dhoow Ah oo Haddii Aad Duqtahay Aad Dhalinyaro Iskugu Ekeensiin kartid

iftineducation.com – Waxaa Jira Habab Dhoow Ah oo Haddii Aad Duqtahay Aad Dhalinyaro Iskugu Ekeensiin kartid


In badan oo kamid ah dadka maanta ku nool dunidaan, amaba dadka intiisa badan waxa ay jecelyihiin sidii mar walba ugu)  muuqan lahaayeen qof da’ yar.


Wajigu in uu noqdo mid ifaya isla markaana aan lahayn laa lab dadka dunida qaar gaar ahaan kuwa jeebka roon waxa ay ku bixiyaan lacago aad u badan, sida in ay isticmaalaan dawooyin ama is qurxin.


Laakin waxaa soo baxday daraasad sheegaysa in arrin aad u yar oo uu qofku joogteeyo ay keenayso in aad u muuqatid qof da’ yar.


Waxaa hubaal ah in aad is waydiinaysid tolow maxay noqon doontaa arrintaas aan culayska ahayn isla markaan kuu muujinaysa qof da’yar.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *