Uncategorized

VIDEO:- Gabar mucjiso ku dhalatay oo qaarka danbe laheyn

iftineducation.com – Rahma Haruna waa gabar 19 jir ah oo u dhaladay wadanka Nigeria, waxaana haleelay cudur mucjiso rabbaani ah, kaasoo ka dhigay cad yar oo nolosheeda kusoo koobay in lagu dhex rido caaga caruurta loogu qobeeyo oo gaariga cuuryaamiinta ku socdaan loo dhex dhigo.


Gabadhaan iyo qoyskeeda oo muslim ah oo degan magaalada Kano ee dalka Nigeria ayaa waxay hooyadeed Fadi ay sheegtay in markii ay dhalaneysay caafimaad qabtay, laakiin cudurkaan uu ku bilowday markii ay lix bil jirtay.






Muwaadiniin u dhashay dalka Nigeria ayaa taageero aan badneyn ay ka heshay xili warbaahinta dalkaasi kusoo baraarugeen in ay Rahmo la nooshahay cudurkaan mucjisada ah.


Rahma Haruna, waxay sheegtay in ay ku qanacsan tahay nolosha ay ku jirto, waxayna u mahad celisay waalidkeed iyo walaalkeed ka yar Fahad oo mar walba caawinaad dheeri ah siiya.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *