Uncategorized

Uur malaga qaadi karaa haddii dabada biyo lagu shubo galmada

iftineducation.com – Waxaan jiraa 28 sano waxaan saaxiib la ahaa wiil dhalinyar ah, 


maalin ayaan waxaan aaday gurigiisa qalad baa inaga dhacay galmada bada ayaannu samaynay marka biyaha ayuu igu shubay hadda dhiiga ayaa iga soo daahay aad baan u baqayaa inaan sidaas uur ku qaado ila taliyaa maxaan sameeyaa


Jawaab


Marka hore ka towbad keen sinada aad gashay galmada dabada waa sino cad ah, 


teeda kale haddii biyaha uu kugu shubay gudaha daloolka dabada uur ma imaan karo waayo dabada ma aha meel oo loogu talaggalay in uur laga qaado, 


haddii uu biyaha ku shubay labada bari dhexdooda waxaa dhici karta inuu uur yimaado waayo biyaha ayaa waxay ku taraarixi karaan farjiga


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *