Uncategorized

Taleefanka Erdoghan ka soo hadlay oo malyuun riyaal lagu rabo

iftineducation.com – Taleefanka Erdoghan ka soo hadlay oo malyuun riyaal lagu rabo


Taleefanka ay wadatay wairaha CNNka turkiga ayuu kala hadlay madaxweynaha erdoghan habeenkii inqilaabka dhacay, 


taleefankaas waxaa raba inuu gato nin hantiile ah oo u dhashay dalka sacuudiga, 




wuxuu yiri waxaan bixinayaan malyuun riyaal sacuudi,   


tolow ninkan taleefankaas muxuu ka rabaa phone lacagtaas laga bixinayo maxaad dhihi lahayd.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *