Uncategorized

Raaxo badanaa ! Pique iyo Shakira Oo isku kor shumiyay Xayawaanka loo yaqaano Hoonbaro

iftineducation.com – Raaxo badanaa ! Pique iyo Shakira Oo isku kor shumiyay Xayawaanka loo yaqaano Hoonbaro


Wali waxaa fasax kooxohoda ugu maqan qaar ka mid ah ciyaaryahanada ugu laacibka san aduunka , waxaana ka mid ah dafac raaxada u go’ay ee kooxda Barcelona Gerard Pique kasoo  nolosha ku xertay fananada qoob ka ciyaarka  badan ee Shakira.


Daafac  xoogan ee dalka  Spain  ayaa soo dhigay  bartiisa bulshada ee tweeterka sawir isagoo la dawaalanayo  gacalisadiisa  kadibna action cusub oo  shumiska   ku kor alifay mid ka mid ah  xayawanada ugu bilacda qurxoon bada ee loo yaqaano hoonbaro .


Pique ayaa hada ku wajahan xeebta  Hawaii si eey ugu qoraxeestan isaga iyo  Shakira ka hor inta eey ku laabanin dalka  Spain uu isugu diyariyo  xili ciyaaredka cusub .



Barcelona aya macalin cusub dhawan u magacawaday  Gerardo Martino waxaana horyalkeeda cusub la ciyaari doonta kulanka ugu horeeyay ee horyaalka  La Liga  kooxda  Levante.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *