Uncategorized

Presidency is easier work in Somalia By amin arts (madaxweyne nimada shaqa fudud ayay ka tahay somalia

iftineducation.com – Presidency is easier work in Somalia By amin arts (madaxweyne nimada shaqa fudud ayay ka tahay somalia




Shakada ugu fudud soomaaliya ma taqaanaa, amin arts ayaa jawaab ka bixiyay, 


dabcan amin arts jawaabaha si fiican ayuu u bixin yaqaanaa, 


dadka soomaali oo dhan waxay rabaan inay hal mar madaxweyne noqdaan, 


waayo waxay aaminsan yihiin madaxweynaha inuu helayo sadaqada ay soo dhiibaan dalalka caalamka, 


maba aaminsan inay tahay madaxweynenimada dhisme dal iyo halgan iyo hagaajin, 


jaahil weeye soomaalida dameeraha ayaa ka fiican


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *