Uncategorized

Odaygii naagtiisa loo uureeyay qiso

iftineducation.com – Sheekadan waxay tilmaamaysaa raga duqa ah inay halis ugu jiraan naagahooda in laga fuulo


Waxaa la sheegay nin waayeel 90 jir ah inuu u tagay nin dhakhtar ah isagoo faraxsan, 

wuxuu ku yiri aniga naagtayda uur ayay leedahay ka waran ? 

dhakhtar ayaa ku qoslay wuxuu ku yiri qiso ayaan kuu sheegayaa, 

waxaa jiri jiray nin ugaarsade ah duurka ayuu aaday wuxuu rabay inuu soo ugaarsado shabeel meeshuu ka qaadan lahaa qori wuxuu qaatay qorrax gabbis markuu arkay shabeelka wuxuu soo baxsaday qorraxgabbista markaas ayuu ku shiishay dhaq dhaq shabeelkii wuu dhintay, 

odaygii ayaa u jawaabay wuxuu yiri qof kale ayaa dilay ma dhici karto qorrax gabis inuu ku dilo. 

dhakhtarkii ayaa u jawaabay baraawo waa sax.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *