Uncategorized

ninkeyga turuuk ayuu wadaa, iimana galmoodo

iftineducation.com – aniga ninkeyga waa truck ayu wada ani gana wan shaqeya ila hada ne wax iskuma dalin,,


waxa laga yaba bishi 2 ama 1 jer inu imado ,waxana lagayaba in an is arkin marku imado because ani ga haben aya shaqeya ,,


marka tas ani mey damibi igu tahe mase asi because asi aya shaqadas dorte ,,,,


thksss


JAWAAB RAaXADA GUURKA


hadii noloshiisu uu ku qanacsan yahay wax dhib ah kama imanayaan laakin waxaa fiican 


inaad waqti fiican u heshaan nolosha qoyska isaga bishii hal mar hadduu imanayo 


adigiina aad shaqynaysid waa dhib marka labadiina ku heshiiya




ninkeyga turuuk ayuu wadaa, iimana galmoodo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *