Uncategorized

ninkeyga i galmodo xiitaa kintiirka ayan gacanta ku tab tabta ma wax cadi baa

iftineducation.com – ASC walal RG salan ka diib waxan raba inaad iga jahiil bixiso lafa xanuunka maxa keeno isbitaal an tagin malahan wili daawo ma heellin.




su.aasha labad ilaa mudo ayan is farta adeegsan jiirey illaa hatan marka ninkeyga i galmodo xiitaa kintiirka ayan gacanta ku tab tabta ma wax cadi baa mise waa wax dhib i keeni kara jawaab thank


Jawaab fiican RAAXADA GUURKA



naagaha badankooda waxay raaxo culus ka dareemaan kintirka iyo qaybta hore ee fajiga 




haddii aad meesha gacanta ku riixdo marka aad ninkaaga galmo la samaynaysid 




wax dhib ma laha seegana ma aha waayo galmo ayaad kula jirtaa ninkaaga


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *