Uncategorized

ninka iyo xaskisu afka ma iska dhuqi karan? oo xalaal miyaa mase xaaraan

iftineducation.com – Walal salan sare kabacdi wad mahadsan tihin marka hore,, 


suashan iga jaahil bixiya gabadhayda markan utagaayo istiimin iyo raaxaysi kadib anigon biyo iga imaanin magalin karaa guskayga? Iyadase bahalkeedoo qalalan magalin kara bahalkayga? 




Iyado biyuhu kayimaden istiminta kadib anon biyo iga imanin malagali kara guskayga siilkeda? Please jwb wcn isiiya tnx asxabta


Jawaab raaxada galmada


Xaaskaaga marka hore is tiimi marka la istiimiyo kadib gabadha siil keeda waa qoyaaya si ay adigana kuugu sahlanaato ineey sifudud guskaaga u galiso


furaha waxa waaye inaad marka hose istiimiso sidaas ayaana raaxo laga helaa


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *