Uncategorized

Nicmo dareen

iftineducation.com – Nimco Muxumad Xasan oo ku Magac dheer (Nimco Dareen) waxay dhalatay 1984. waa fananad Somaliyeed oo da’ yar oo kasoo Jeeda Degmada qabri bayax ee gobol ka faafan Nimco Dareen waxey ku dhalatey qabribayah,Ethiopia iyada oo 10jir ah ayay waxey so gashey wadanka Finland oo ay uso raacdey walaasheed oo ka weyn markaas wadankaas ayey ku Barbaartey oo ay Tacliintedi & wax walba kaso dhamaysatey markas iyadoo da’ yar ayey bilowdey Fanka oo waxey ku Bilowdey iney la Heesto Group oo Ajaanib ah ama cadaan ah oo wadankaas ahaa waxeyna ku heesi jirtey afka Finnish-ka oo ah afka Finland lagaga Hadlo lakin hadana mar walba waxa ku Jirey Riyo ah iney noqoto fanaanad Somaaliyeed oo afkeeda hooyo ku heesto.


Nimco inyar ka dib markey joojisey afka Finnish-ka ku Heesitaankiisa waxey bilowdey iney fanaaniin somaliyeed la xidhiidho o codkeeda la Tijaabiyo heestii 1aad ee codkeeda lagu Tijaabiyo waxey aheed Hees ay ledahay Fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac Heestasi waxey ahay (((Naf ku Jecel Aduunyada))) markaas aad & aad ayey codkeeda ula dhaceen waxeyna ku dhiiri geliyeen iney hore usii socoto oo Fanka wado ,Heestii kale ee kusoo xigtey eey qaado waxey ahayd heestii Kinsi Xaaji Aadan & xidigo ee imika dhudhumiyo miyan so dhawada,Heesti kusii xigteyna waxey ahayd Hees ay ledahay Fanaanada caanka ee Khadra Daahir ee , Nimco 6 Bilood ka bacdi waxey noqotey fanaanad iyadu cagaheeda isku taagta oo Hees leh heestasi waxey ahayd (DAREEN).


Nimco Step by Step ayey u socotey Heeso Kooban ayey so saartey lakin se midba mid ay waxba ma tihid ay dhahdey oo aad & aad u macaan oo dhamaan umada Somaaliyeed u bogtey l, Nimco waxey noqotey fanaanad ka mida fanaanadaha somalida kuwa ugu tageeraha badan ee laga wada daba dhacey.nimco dareen oo hada gu laawatey wadangeeda jigjiga oo barnaamijo badan ka heeso. nimco dareen waa niyuu police waa wadaniyad qofkii intaa kabadan haayo oo tarikhded ah laxiriir iftineducation.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *