Uncategorized

Naagta ninkeeda ka maqan yahay oo sino ka baqdo?

iftineducation.com – Naagta ninkeeda ka maqan yahay oo sino ka baqdo?




haddii naagta ninkeeda ka maqan yahay oo ay ka baqdo inay sinaysato iyadana waxay ka hadleen culimada xanbaliyada inay biyaha isaga keeni karto gacanteeda iwm.


xitaa waxay sheegeen waxyaalo la mid ah geedka ninka inay galin karto alaabteeda taasna waxay ku soo aroortay kutubta culimada mad’habka xambaliga, si ay isaga fududayso shahwadeeda daran oo ku rida karta sinada, shaydaanka dadka wuxuu ka soo galaa shahwada qofka marka uu kacsi dareemo aad buu u daciifaa.




taas oo dhan waxaa ka fiican qofka inuu iska ilaaliyo wixii kacsi u keeni kara, waa inuu ka fogaadaa filimada qaaqaawan ama sex ah oo dareenka kiciya.






Raga kastuumada dumarka ursada ma jirran yihiin






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *