Uncategorized

MUUQAAL: Arooska Nimco Dareen Iyo Axmed Weli FURINLE oo Buuq dhaliyey Iyo Reer Hargeisa oo Weeraray Jig-jiga

iftineducation.com – MUUQAAL: Arooska Nimco Dareen Iyo Axmed Weli FURINLE oo Buuq dhaliyey Iyo Reer Hargeisa oo Weeraray Jig-jiga


Fanaanada Nimco Dareen ayaa la sheegay inay is Guursadeen Axmed Weli Furinle oo ah Muusikiiste Caan ah, Kana mid ah Kooxda Xidigaha Geeska ee magaalada Hargeisa, Iyadoona Arooskoodu ka qabsoomay Magaalada Jigjiga.

Arintaasi ayaa waxaa Siyaabo kala duwan Uga hadlay Dad badan, Iyadoona Qaarkood ay eedaymo kulul usoo jeediyeen Fanaanada Nimco Dareen, Maamulka Somaalida Itoobiya, Fanaan Iskalaaji iyo Hodan C.raxmaan oo ay sheegeen inay Burburin ku sameeyeen Kooxdii Xidigaha Geeska, Halka qaar kamid ahna Ay Taageero iyo Hanbalyo u Muujiyeen.


Nimco Dareen oo Jawaabaysa Falcelinta ay Bulshada kala Kulmeen ayaa waxay Tidhi “Mashquulka iyo Aflagadadaba Hala Yareeyo, Intii Hambalyada Nooso dirteyna waanu ka Gudooney, Dadka Kale e Bilaa Camalka ahna Yeynaan isku Habsaamin ayaan leeyahay Asxaabey” Ayay Tidhi Nimco dareen.




HALKAN KA DAAWO VIDEO




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *