Uncategorized

mid ayaa I Baray dhaqan xun farta is gali buu i odhan jirey

iftineducation.com – Waan idin salaamay wllyaal gabadh 20 jir ah waxan ku qaan gaadhey 13 jir weligayna nin iima galmoon lkn Anoo yar baan telephone land line ah ragg Kala hadli jirey meelahaa 12 Baan ahaa markaan bilasnbay inaan nin telephone Kala hadlo mid ayaa I Baray dhaqan xun farta is gali buu i odhan jirey sidiibaan farta isku galin jirey lkn ka dib waan qaangaadhey waxaanan isku Arkey inaan aad u macaansado far is gelintii biyo ayaanan isku arkey markey iga imanayeen aan aad u wareeray oo aad u macaanaa ilaaa maanta fartaan is geliyaaa welina nin iima galmoon oo anaa isu raaxeeya lkn dhib ayey tahay baan maqlay far is gelintaaasi maxaan sameeyaaa ila taliya wax ragga xidhiidh lama lihi telephone ayan ka hadli jirney ragga markaan ballanana uma tagi jirin midkastana wuxuu iiga sheekeeyaa qaabka aan ula raaxaysan lahaa lkn markaa aan wada hadleynoba waan is geliyaa farta biyuhuna way iga yimaadaN nafis baan dareema ii sheega saameynta ay igu leedahay far is galintu waxaan waddaa ilaa 7 sanno ka hor tan iyo mlntaan qaan gaadhey fadlan iisoo jawaaba mahadsanidiin


Jawaab fiican


waxaad u baratay nidaamkaas oo seego wadata hadal nimeed, waxaad uga bixi kartaa inaad halmaanto oo aad ka tagto oo aad guursato nin xalaal kuu ah oo marka galmada caadiga macaankeeda aad ku raaxaysato


Farta iska daa raaxada macaankeeda tijaabi


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *