Uncategorized

maxaan Sameeyaa Xaaskayga galmada way ii diidaa habeen walbo

iftineducation.com –  Xaaskayga wax kacsi ma dareento aadna way neceb tahay raaxada galmada qaabka aan rabo kama helo aniga waxaan jecelahay dogsteyl iyada aad bay neceb tahay, 




waxay i dhahaysaa sida ma rabi , jiifka ayaya ka heshaa anigana jiifka mar kasta inaan sameeyo ma rabo, 




sidoo kale marka aan u tagayo tuugmo ayaa layga rabaa inaan ku raadsado lagama yaabo inaan caadi uga helo raaxada, 




gudniinka miyaa sabab u ah kacsi la’aanta???




Jawaab fican






Intaadan xaaskaaga ku degdegin waxaa lagaaga baahan tahay inaad iyada fahanto waxa ay u baahan tahay waxaa laga yaabaa inaydan is fahansanayn, 




jacayl la jil marka hore baashaali una raaxeey ilaa ay ka kacsato


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *