Uncategorized

maxa keena dhididka shiirka uraayo waqtiga galmada yimado mahadsanidin

iftineducation.com – Wan idiin salamay salan kadib maxa keena dhididka shiirka uraayo waqtiga galmada yimado mahadsanidin




Jawaab culus


shiirka guud ahaan wuxuu yimaada marka qofka uu dareemo kulayl ama shaqo culus qabto ama uu baqayo 




ama uu xishoonayo ama uu kacsan yahay, 




taas waa wax Ilaahay ku abuuray dadka isbaddalka ku imaanaya jirka ayuu 


tilmaamayaa shiirka guud ahaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *