Uncategorized

Masjidka Cusmaani oo Ankara laga furi rabo

iftineducation.com – Masjidka Cusmaani oo Ankara laga furi rabo




Madaxweynaha turkiga wuxuu maanta booqday dhismaha ka socda 






masjid weyn laga dhisayo magaalada Ankara oo loo bixiyay  almasjid alcuthmaani   المسجد العثماني  




kaas oo tilmaamaya taariikhda dowladda cusmaaniyiinta oo soo xukuntay meelo badan ka mid ah caalamka, 






ninkan oo raba inuu baddalo turkey oo ah dal calmaani ah wuxuu u rogi rabaa sidii hore uu ahaa dal islaam.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *