Uncategorized

kareemka la mariyo Guska barariya inta galmadu socoto

iftineducation.com – Raaxada Guurka iyo iftin waad mahadsantihiin walaale aniga suaashayda waxay tahay xaaskaygana igu rafaaday 


biyahayga dhaqso mayimaadaan wax dawa aan qaatana majirto sidaasna ma ahaanjirin ilaa xaaskayga iga shikiso oo dhahday dawooyin ayaad qaadatay 


marka maxaa iska kay badalay oo biyahayga usoo daahaan ayada labo jeer camal ayay biyo baxaysaa anigan wali igama imaanin? 


mahasanidiin




Jawaab raaxada guurka



kareemka la mariyo bahalka barariya inta galmadu socoto ma ficna ha la iska jiro






Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *