Uncategorized

Heshiiskii Xuseen caydiid iyo Cali Mahdi

iftineducation.com – Heshiiskii Xuseen caydiid iyo Cali Mahdi


Caydiid iyo cali mahdi waxay caan ku noqdeen dagaalladii ka dhici jiray xamar 1992 oo aadka u burburiyay muqdisho, 



marka caydiid dhinay waxa booskiisa soo galay 



xuseen maxamed faarax caydiid oo ka yimid dalka maraykanka, 



sawirkaan wuxuu tilmaamayaa taariikhda ay isla soo mareen abgaal iyo habargidir oo ku dhisnayd dagaal iyo burbur, 



waxaa ka muqda meesha camar muusa xoghayaha arrimaha dibadda dalka masar ayuu ahaa marka uu joogay heshiiskan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *