Uncategorized

Guur baan doonayaa Jarmalka baan ku noolahay

iftineducation.com – Guur baan doonayaa Jarmalka baan ku noolahay


walaallo waa wiil guurdoon  oo 20 jira kuna nool wadanka jarmalka guurna u diyaara waxaan jeclaan lahaaa inay ila soo xidhiidhan hablo ku nool canada iyo maraykanka da’daydana ah emailygu waa saami1020@hotmail.com magacygu waa maxamed cabdi ibraaahin.


waxii kaloo guurdoon ah oo ayagana raba in aqbaartooda sidaan camal loogu soo bandhigo webka waanala soo xariiri kartaan


qeebta hoose koments ka ama facebook geyna 


kadib waxaan kuugu soo daabici doono warbixin gaar ah si gabdho ama wiilal guurdoon ah ayagana kuula soo xariiraan


ogoow guur doon kaliya oo wax run u jecel la doonaayaa


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *