Uncategorized

Gabaryahay Bar Ninkaaga qaabka raaxada aad u jeceshahay + Talo Kusoco Dumarka

iftineducation.com – Sideedaba hadii aynu nahay noole waxa aynu leenahay baahi badan oo la rabo in wax laga qabto, Baahida aan qabno ayaa sida jaranjarada ukala saraysa, Midiba mida ay ka adagtahay ayay ka horeysaa.


Hadaba tan ugu horeysa, uguna muhiimsan ayaa ah baahida jirka, taas oo ah in uu qofku helo cunto, biyo, guri iyo raaxo guur,  Waxaa kale oo aad u muhiim ah in aad ogaatid in sida jirku cunto ugu baahan yahay,  uu ugu baahan yahay salaaxida gacmo diiran oo siiya dareen macaan.


Waxa jirta in aad leedahay qayb ka mid ah jirkaaga oo sida qasnada oo kale ah oo aanu ogaan karin saygaagu hadii aanad furaha siinin, Taasi waxa aan uga jeednaa in aad u sheegtid sida aad doonaysid in uu kuugu raaxeeyo.


Inta badan waxaa moodaa in uu qof waliba ogyahay qaybhiisa dareenka badan ee uu leeyahay, laakiin waligaa ma ka fikirtay sida kilikilaha ama xundunta in ay kamid yihiin qaybaha dareenka raaxada leh meel dheer gaarsiiya..


Gabagabadiina waxaan idin leenahay sidaa iyo qoys lagu raayo noqda




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *