Uncategorized

Farxiya fiska iyo ninkeeda iyo marwada madaxweynaha

iftineducation.com – Farxiya fiska iyo ninkeeda iyo marwada madaxweynaha


Casho ayaa loo sameeyay lamaanaha farxiya fiska iyo ninkeeda bashiir waxay ka casheeyay guriga marwada madaxweynaha sawirada halkan ka daawo.


farxiya fiska ayaa muqdisho u tagtay show ay ku qabaneysay magaalada


ciidul firtigii lasoo dhaafay habeenkeeda


fanaanad ayaa hada habeen walba lagu xasumaa guryaha madaxda magaalada muqdisho




fanaanada ayaa muqdisho ku sheegtay meel nabad ah 


waxay kaloo sheegtay ineey aad ugu heshay baladka


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *